Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Dhameeyay Wajigii Labaad Ee Diiwaangalinta Togdheer iyo Talaabada Ay Qaadayaan

Burco(SLpost)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay soo gunaanadeen wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha, waxaanay daboolka ka qaadeen talaabada tan xigta ee ay sii qaadi doonaan, mudada ay halkaas komishanku ay diiwaangalinta ka wadeen ayaa haatan ah 14 maalmood.

https://youtu.be/Tv4TdW_bFHU