Daawo Khudbad Murashax Muuse Biixi u jeediyey Kumaanaan Taageerayaasha Kulmiye ah

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad qiime leh u jeediyey Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Ah oo saaka isugu soo baxay Faagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa maalinta Todobaad ee Ololaha Xisbul-xaakimka oo maanta ku beegnayd.

Haddaba muuqaalkan hoose ka daawo Khudbadda Murashax Muuse Biixi Cabdi