Daawo:-“Kamaynaan quusan (Somaliya) ee waxaynu saluugsanahay sida ay arinta ugu hagarbaxayaan” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa wali saluugsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaanu sheegay in aanay wali ka quusan se ay rajo ka qabaan.
https://youtu.be/2ralT9–zMc