Daawo:-Kalfadhigii Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Khilaaf Abuuray iyo Xildhibaan Dogax Oo Si Adag Uga Hadlay

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Dogax ayaa si adag uga hadlay kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha deegaanka Hargeysa oo uu ku sheegay mid aan shaqrci ahayn, isla markaasna xildhibaanada qaarkood laga qariyay halka kuwo kalena si hoose goobta loo keenay.