Daawo:-Jamalka Oo La Fatahaaya Qaxoonti Iyo Qaybo ka Mid Ah Oo La Dajiyay Madaar Dalkaas Ku Yaalay

Hargeysa(SLpost)-Dalka Jarmalka ayay gaadheen qaxoonti aad u tiro badan waxaana haatan dalkaas uu la’yahay goobo uu si caadi ah u dajiyo qxoontiga, waxaana haatan loo baneeyay madaar qaybtiisa dayuuradaha lagu xareeyo oo dadkaas hoy looga dhigay.
https://youtu.be/-699TQ0q0QE