Daawo:-Itoobiyaankii Gaadhigii Lagu Celinaayay Uu La Qalibmay Oo Cisbitaalka Ka Soo Baxay Dibna Loo Celiyay

Hargeysa(SLpost)-Tahriibayaashii dhawaan gaadhiga lagu celinaayay uu la qalibmay ayaa haatan dib loo sii bilaabay socdaalkooda kadib markii dhaawacyadii ka soo gaadhay daawayn loogu sameeyay cisbitaalka guud ee Hargeysa, qaar ka mid ah tahriibayaashan Itoobiyaanka ah ayaa ku dhintay shilkaas halka qaar kalena ay wali ku jiraan cisbitaalka.
https://youtu.be/u6ZnLZQySnI