Daawo:-Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday Caws Lagu Gargaaro Xoolaha Abaaraysan

Wajaale(Slpost)-Dawlad deegaanka Soomaalid Itoobiya ayaa Somaliland soo gaadhsiiyay deeq caws ah oo loogu talo galay in la siiyo xolaha abaaraysan ee galbeedka Somaliland, waxaana halkaas ka hadlay laba wafti oo labada dhinac ka kala tirsan.
https://youtu.be/u-Nls3icGYg