Daawo:-Isbahaysigii Kulmiye Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Wada Hadal u Furmaayo iyo Halka Uu Ku Danbeeyay Wadahadalkii U Furmay Ucid

Hargeysa(Slpost)-Afhayeenka isbahaysigii Kulmiye ka goostay ayaa daboolka ka qaaday inay wadahadal la furayaan xisbiga Waddani iyaga oo hore u kulmay xisba Ucid oo aan la hubin halka warkoodu uu ku danbeeyay.
https://youtu.be/chGMyHsYxK4