Daawo:-Iiraan Oo La Ogaaday Inay Hubka U Mariso Xuutiyiinta Yaman Xeebaha Somaliya iyo Doontii Dhawaan La Qabtay Oo Arinta Lagu Kashifay

Hargeysa(Slpost)-Doon dhawaan lagu qabtay xeebaha Somaliya aya asiday hub kaas oo haatan lagu warmaayo in loo waday xuutiyiint Yaman, dawlada Iiraan ayaa la sheegay inay hubka ay ku sii wada xuutiyiinta ay ku raadgadato Somaliya