DAAWO Heesta NAFTEYDAA KUU JIRABANOO iyo Fanaanadda Kiin Jaamac Yare

HEESFannaanadda Reer UK ee Kiin Jaamac Yare, ayaa dib u qaadday Erayada Heestii Caanka noqotay sannadihii 70aadkii ee NAFTEYDAA KUU JIRABANOO oo ay hore u qaadday Alle ha u naxariistee Fannaanaddii Soomaaliyeed ee SAADO CALI WARSAME. Kiin Jaamac Yare oo dib loogu tumay Miyuusikada, ayaa dib u qaadday midhaha Heesta iyadoo laga dhadhansan karo inay cod ahaan iyo laxan ahaanba ku dhaw-dhawaatay Laaxinkii ay Saado Cali Warsame (AHU) u qaadday Heesta.

HOOS KA DAAWO