Hargeysa (SL.Post) Heestan waxa lagu amaanayaa  hoggaaminta Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE ahan musharraxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, waana Erayadii Abwaan Siciid Abubakar (Ilka-jiir). Waxaana ku luqaynaya Fanaanka Sir Kastam, waana hees cusub
Halkan ka daawo Heesta.
Somalilandpost.net