Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Ka Qaybgalay Aaska Cabdiqaadir Bay Shacabigana Ka Tacsiyeeyay

Hargeysa(Slpost)-Waxa Hargeysa ku dhintay maanta isla markaana lagu aasay isla maanta sidaanu warkiii horeba idiinku soo gudbinay wariye Cabdiqaadir Ciid oo ka tirsanaa warbaahinta Somaliland, waxaana aaska ka qaybgalay madax uu ka mid ahaa guddoomiye Cirro.
https://youtu.be/zbVhuLYDDlo