DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qodobka Ugu Muhiimsan Ee Heshiiska Saddexda Xisbi

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska axsaabta waxaanu sheegay in la isla qaateen in laga soo guuro go’aankii golaha guurtidu muddada ku kordhiyeen.