Daawo:-Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sawirka Hasha Uu Waraabinayo Ee La Falanqeeyay

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiye Cabdiramxaan Cirro ayaa ka hadlay markii ugu horaysay sawirka aadka loo falan qeeyay ee la sheegay inuu ugu jawaabayay guddoomiyaha xisbiga tartanku ka dhaxeeyo ee Muuse Biixi,sawirkan ayaa ay Cirro iyo Muuse midna hal maalayaa midna waraabhinayaa
https://youtu.be/_j4Dx5WbqZs