Daawo:-Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Nabadgalyada iyo Dilalkii Mudooyinkii U Danbeeyay Dalka Ka Dhacay

Hargyesa(Slpost)-Golaha guurtida SOmaliland ayaa iyaga oo ku guda jira kalfadhigoodii caadiga ahaa ka dooday nabadgalyada dalka, waxanay soo hadalqaadeen dilalka mudooyinkii ugu danbeeyay dalka ka dhacaayay.
https://youtu.be/AY_dVWNY_k4