Daawo:-Golaha Guurtida Oo Lacag Ay Ka Jareen Mushaharkooda Laba Bilood Gaadhsiinaya Gudida Abaaraha

Hargeysa(Slpost)-Golaha guurtida dalka ayaa maanta ka wada hadlay lacag ay ka jareen kushaharkooda laba bilood oo ay gaadhsiinayaan gudida abaaraha, waxaanay sheegeen inay soo kormeeri doonaan goobaha gudida abaaruhu ay wax ka taageerayaan.
https://youtu.be/iJuB-Ms3dik