Daawo:-George W Bush Madaxweynii Hore Ee Maraykan Oo U Ololaynaya Walaalkii

Us(SLPost)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George W Bush iyo walaalkiisa Musharaxa ka ah xisbiga Jamhuuriga ee Madaxtinimada dalka Maraykanka ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay gobolka Konfurta Carolina, halkaas oo ay ka bilaabeen olole balaadhan oo taageero loogu raadinayo Jeb Bush.