Daawo:-Ganacsade Cumar Caydiid Oo Maanta Lagu Xidhay Hargeysa Iyo Wasiir Warancade Oo uu ku Eedeeyay Xadhigiisa

Hargeysa(SLpost)-Ganacsadaha reer Jabuuti ee Cumar Caydiid ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa, waxaanu ganacsadahani maalgaliyay tiyaatarka Hargrysa iyada oo la siiyay dhulka ku hareeraysan tiyaatarka Hargeysa,
https://youtu.be/EBSIfDYCTGs