Daawo:-Gabiilay oo Lagu Qabtay Laguna Gubay Mukhaadaraadkii Xashiishada Ee Ugu Badnaa

Gabiilay(SLpost)-Xashiishad aad u tiro badan iyo khamari ayaa lagu gubay magaalada gabiilay kadib markii lagu qabtay istabaha magaaladaas oo ku furan xadka Itoobiya ee Wajaale oo ah halka mukhaadaraadka ugu badan uu ka soo galo Somaliland.

https://youtu.be/sQKXf8RdZYk