DAAWO: Filim ay jilayaan Wariyeyaasha Caanka ee Cawke iyo Hereri oo Arrimo Xaasaasi ah laga metelay (TRAILER)

Waa  Filim La magac-baxay QAB iyo IIL oo ay jilayaan Wariyeyaasha Caanka ee Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaan Hereri oo Diiradda lagu saaray Arrimo Xaasaasi ah laga metelay.

Waxa uu sawir ka bixinayaa saamaynta Qabyaalladu ku leedahay bulshada Soomaaliyeed Dhexdeeda iyo Sida ay dadka shacabka ahi ugu nugul yihiin inay u dhego-nuglaadaan Duufsiga Siyaasi marka uu guul-darraysto Dantiisa gaar ah ka eeganaya Danta Guud ee Mujtamaca uu karaamadooda xambaarsan yahay.

DAAWO HORDHACA (TRAILER) FILIMKA