Daawo Faysal CalI Waraabe Oo U Dabaaltagay Xeebta Batalaale Ee Berbera

Berbera(SLpost)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa u dabaaltagay xeebta batalaale ee magaalada Berbera, waxaan halkan hoose aad ku arkaysaa muuqaalka gudoomiye Faysal oo ku dabaalanaaya badaas, sawirkan ayaa ka mid ah sawirada soo badanaaya ee laga soo qaado siyaasiyinta Soomaalida iyaga oo bada ku dabaalanaya.

faysal