Daawo Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid oo siday Naaneysta ODAY ugu Baxday Majaajilo Qosol badan ku soo bandhigay

ODAYFannaanka Cabdiraxmaan Caydiid (Oday), ayaa hab-masrixiyeed Qosol badan ku metalay Sababta loogu bixiyey naaneysta ODAY oo magaciisa ku sidkan, waxaanu jawaabta Su’aal lagu weydiiyey Bandhig-fanneed Fanaaniinta Xidigaha Geesku u qabteen Telefishanka HCTV oo lagu waraystay ku soo bandhigay metalaad metalaad ka tarjumaysa sida loogu bixiyey naanaysta ODAY.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA UU KA BIXIYEY SU’AAL AY WEYDIISAY WERIYE NIMCO SAMRIYE OO BARNAAMIJKA DAADINAYSAY