DAAWO: Fannaanadda Codka Macaan ee Ubax Fahmo Oo Hees Cusub U Qaaday Ciyaaraha Gobolada Somaliland

-Halkan ka Daawo fannaanadda codka toolmoon ee Ubax Daahir “Ubax Fahmo” Oo Soo Saartay hees cusub oo ay u qaadayso ciyaaraha gobolada Jamhuuriyadda Somaliland ee imika dalka sida wacan uga socda.

HALKAN KA DAAWO:

 

https://youtu.be/JZt-toYBjBA

Thanks. Somalilandpost.net, Office.