DAAWO: Dood Kulul Oo Dhexmartay Masuuliyiin Ka Tirsan Axsaabta iyo Goleyaasha Dawladda

Hargeysa, (SLpost)- Xubno ka tirsan axsaabta, xukuumadda iyo goleyaasha sharci dejinta ayaa si adag uga doodday xaaladda guud ee dalku marayo, khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii ay guurtidu u sameeyeen xukuumadda iyo golaha wakiillada.

Xubnahan dooddu dhexmartay oo kala ahaa

1- Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi

2- Wasiirkii hore ee Daakhiliga, imikana ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Nuur Carraale (Duur)

3- Guddoomiye ku-xigeenka 3-aad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey)

4- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho oo ka mid ah mudaneyaasha golaha guurtida

HALKAN KAGA BOGO DOODDAN OO AAN WAXBA LA ISULA HADHIN:-