DAAWO: DOCUMENTARY laga sameeyey Taariikh-nololeedkii iyo hoggaamintii Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo Kooban

Waxa ay maalinta Berri ah 3-da Bisha May ku beegan xuska sannad-guuradii 12aad ee ka soo wareegtay Geerida Madaxweynihii Labaad ee Somaliland Yeelato Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo Xaalad caafimaad ugu geeriyooday cusbitaal ku yaala magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika 3 May, 2002-dii.

cHalkan waxa aanu idiinku soo gubinaynaa Filim kooban oo laga sameeyey taariikh-nololeedka Marxuum iyo hoggaamintiisii uu dhidibbada ugu taagay dhismaha Qaranimada Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET