Daawo “Digtaytar bilaa hub ah oo xisbi jooga in layska celiyo weeye…” Musharax Jamaal Oo Wali Ay Isugu Jirtay Guddoomiye Faysal

Hargeysa(Slpost)-Musharxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa wali sii wado dhaliilaha uu ku hurgufaayo gudomiyahooda xisbiga Faysal Cali Waraabe oo uu ku tilmaamay nin khiyaameeyey.
https://youtu.be/Ar2g2_odWrE