DAAWO Dhoolatuskii ay Degmooyinka magaalada Hargeysa Ka dhigeen Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan degmooyinka magaalada Hargeysa, ayaa maalinta Lixaad Ee Ololaha Xisbiga isu soo baxyo ballaadhan ka sameeyey garoomada iyo fagaarayaal ku yaala xaafadaha, iyadoo ay xafladaha kala qayb galeen masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo Khudbado kala duwan u jeediyey Dadweynaha.

MUUQAALLADA HOOSE WAXA AANU KU SOO URURINAY ISU SOO BAXYADA AY TAAGEERAYAASHA KULMIYE SAAKA ISUGU SOO BAXEEN XAAFADAHA MAGAALADA