Daawo:-Dhawr Boqol Oo Askari Oo Talyaani Ah Ayaa Ka Hawlgala Muqdisho

Muqdisho(Slpost)-Tirada rasmiga ah ee ciidamada Talyaaniga ku sugan xerada ciidamada Xalane ayaa gaaraya 220 askari, waxaana Taliyahooda ugu sareeya la yiraahdaa Generale Massimo Mingiardi.

Ciidamadaan ayaa waxay magaalada Muqdisho u joogaan kor u qaadista aqoonta iyo tababarka ciidamada Dowladda Somalia, iyadoo aysan ka marneyn fulinta howlgalada qorsheysan ee caalamiga ah.

 shebekada burcoonline oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiso wararka iyo xaaladaha hadba ka jira gayiga soomaalida ayaa waxa ay u kuur gashay shebekadu inay wax ka ogaato shaqada ay qabtaan ciidamada talyaaniga ee ku sugan muqdisho waxaana badana la sheega inay ciidamadani ilaaliyaan xarumaha ay dawladaha reer galbeedku ku leeyihiin magaalada muqdisho balse ay aanay wax saamayn ah ku lahayn u heelanaanta inay markale xamar noqoto mid nabada isla markaana ay marlabaad cagaheeda dub isagu taagto

https://youtu.be/XFpa957tXbU
askar

askar2

askar1

askar2