Daawo:-Dekeda Ceelgarde Oo La Ogaaday In La Doonayay In Shidaal Looga Dhoofiyo Yaman iyo Dhibta Amni Ee Ay Dalka Ku Keeni Karto

Saaxil(Slpost)-Dekeda Laga yaqgleelayo deegaanka Ceelgarde ayaa la sheegay in lagu waday dalka Yaman in looga dhoofiyo shidaal, waxase haatan isa soo taraaya cabsida ay mandaqada Geeska Afrika ku haysa deked aanay dawladi maamulin oo dhisan.