Daawo” Dareenkayagu waxa uu ahaa inaan wax idin soo gaadhsiino” Wafti Balaadhan Oo Somaliya Ka Socda Ayaa Somaliland U Yimi Taakulaynta Abaaraha

Hargeysa(Slpost)-Waxa Somaliya ka yimi wafti balaadhan oo siday caawimo u siday Somaliland, isla markaasna doonaya inay ka qaybqaataan gurmadka abaaraha wax lagaga qabnaayo.
https://youtu.be/gk9w9qayjXU