Daawo:-Dadka Deegaanada Faraweyne Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyada Oo Wali Abaaro Darani Ay La Darisyihiin

Faraweyne(SLpost)-Deegaanada Faraweyne ayaa la gaadhsiiyay biyo kadib biyo la’aan iyo abaaro daba dheeraaday oo deegaanadaas waxyeeleeyay, waxaana gaadhsiiyay deegaanadan jamciyada Al-raxman iyo gudida wanaag farista iyo xumaan reebista.