Daawo:-Daacish Oo Ciidamada Ciraaq Ku Weeraray Duleedka Madaarka Baqdaad iyo Shiicada Oo Ka Mudaharaaday Taagdarida Dawladooda

Ciraaq(Slpost)-Kooxda Daacish ayaa meel u dhaw madaarka Baqdaad u gashay ciidamada Ciraaq isla markaasna weerar kadis ah ku qaaday, waxaana arintan ka muhadaraaday shiicada talada dalkaas haya oo muujinaya in aanay dawladu nabadooda sugayn