Daawo:-Cisbitaalka Sheekh Oo Lagu Soo Kordhiyay Qaybta Qalniinka Iyo Hooyada Uurka Leh Oo Faa’idada Koowaad Helaysa

Sheekh(Slpost)-Degmada Sheekh ee gobalka Saaxil ayaa cisbitaalkeeda lagu soo kordhiyay qabta qalniinka oo degmadaas ka caawin doont xaaladaha qalniinka oo ay k jirto hooyada uurka leh ee dhali kari wayda
https://youtu.be/jJ2KlS4gI1Y