Hargeysa(Slpost)-Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay hub,gaadiid,agabkii laga dhacay goobta diiwaangalinta iyo waliba salaadiin iyo dablay ku eedaysan hawlgalkaas, waxaana gacanta lagu soo dhigay iyaga oo hubaysan qalabkana haysta.
https://youtu.be/upOu9iULd2s
Home Somali News Daawo:-Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Hub,Gaadiid,Qalabkii Diiwaangalinta Ee La Dhacay iyo...