Daawo:-Ciidamada Somaliland iyo Jabuuti Oo Uu Dhexmaray Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay

Saylac(Slpost)Waxa magaalada Saylac ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada bada Somaliland iyo Jabuuti kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana haatan lagu soow armaya ain xaaladu degantahay inkasta oo ay xadidan yihiin wararka laga helaayo.
https://youtu.be/jpJegFpVcwE