DAAWO Bilicda Sawirradii Maanta ee Xuska munaasibadda 18-ka May iyo Jewigii Fagaaraha dabbaal-degga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo caasimadda Hargeysa loogu sameeyey 28-guurada kasoo wareegtay maalinta qaran ee 18ka May oo ku beegan markii ay Somaliland xornimadeedii dib ugala soo noqotay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya.