DAAWO Bilicda Qaybta 2aad ee Sawirrada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland: Cududdii Ciidamada kala duwan, Wacdarihii Shacabka iyo Muuqaalladii Layaabka abuuray

Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada dalka iyo qaybo kamida daafaha caalamka.

Munaasibada ayaa hore looga soo dhigay 18 May oo ku beegan tahay bilowga Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana gaardis iyo socod ku maraya jidadka Ciidamada qalabka sida iyo qaybo kamida Bulshada oo isa soo abaabulay.

xuska 18 May (66)Jidka hormara qarsiga Madaxtooyada oo ay ka socoto munaasibada ugu weyn ayaa waxa maraya Ciidamada iyo Kooxaha ka socda Bulshada ee Dhoola-tuska samaynaya.

IMG_3800 IMG_3797 IMG_3793 IMG_3784 IMG_3780 IMG_3772 IMG_3759 IMG_3752 IMG_3747 IMG_3743 IMG_3741 IMG_3737 IMG_3720 IMG_3717 IMG_3716 IMG_3713 IMG_3710 IMG_3705 IMG_3696 IMG_3694 IMG_3684 IMG_3600 IMG_3584 IMG_3582 IMG_3575 IMG_3570 IMG_3562 IMG_3556 IMG_3554 IMG_3551 IMG_3547 IMG_3541 IMG_3539 IMG_3532 IMG_3529 IMG_3524 IMG_3515 IMG_3508 IMG_3506 IMG_3501 IMG_3410 IMG_3378 IMG_3328 IMG_3326 IMG_3214 IMG_3065 IMG_2999 IMG_2997 IMG_2986 IMG_2882 IMG_2862 IMG_2839 IMG_2742 IMG_2728 0005 0004 0003 0002 0001 0000