Daawo Barnaamij laga diyaariyey Doorkii Maayarka Caasimadda Hargeysa Ee Aas-aaskii Ciidanka Dab-demiska Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Daawo Barnaamij gaara oo ku saabsan Doorkii Maayarka Caasimada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ee dhismaha iyo aas-aaskii Ciidanka Dab-damidka Caasimada iyo guud ahaan Qaranka Somaliland-ba.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Barnaamij laga diyaariyey Doorkii uu Maayarku ka qaatay Aasaaska Ciidanka Dab-demiska Qaranka iyo Kaalinta ay Bulshada ugu jiraan.