Daawo:- Ayeeyo Soomaaliyeed Oo Darawlad Gaadhi Ka Ah Iyo Waxyaabaha Ku Sababay

Hargeysa(Slpost)-Haweenaydan ayaa ka warantay dhibaatada ka soo qabsatay darawalo afku ka waydnaaday oo dhaqaalaha soo baxa badankiisa ka cunaayay iyo kuwo diidanaa gaadhi uw adida silaanta, waxa sida oo kale ay ka warantay markii ay gaadhis fuusay sida dadka deeganka ay ka shaqaynaysay ay u arkayeen.