Daawo:-Axmed Muumin Seed iyo Jaamac Shabeel Oo ka Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Kuna Baaqay Soo Dayntiisa

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ku baaqay in xoriyadiisa dhaqso loo siiyo ganacsade Cumar Caydiid, halka Jaamac shabeel oo ka mid ah gudoomiyaha golaha dhaxe ee Kulmiyena uu sheegay in dhaqso loo sii dayndoono.