DAAWO Abwaan Xasan Daahir Weedhsamo oo Maanso Qiima-badan ugu dabbaal-degay Xuska Maalinta Dhalashada Rasuulka (NNKHA)

TRAbwaan Xasan Daahir oo ku magac-dheer WEEDHSAME, ayaa maanso dheelli-tiran oo ka koobsanaysa ammaanta iyo xuska Nebi Muxamed (NNKHA) ugu dabbaal-degay xuska maalinta Dhalashada Rasuulka (CSW) oo ku beegnayd maalintii shalay oo taariikhda diiwaangelinta Islaamku ahayd 12-ka Rabiicul=Awal oo sannad kasta oo loo dabbaal-dego munaasibaddan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA MAANSADA NEBI-AMMAANKA AH EE WEEDHSAME KU QAABILAY XUSKA MAALINTA DHALASHADA RASUULKA (SCW)

https://www.youtube.com/watch?v=gDDixO6rhW4&sns=fb

https://youtu.be/gDDixO6rhW4