Daawo Abwaan Laabsaalax oo maanso Baroor-diiq ah ka tiriyey Geerida Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe)

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) ayaa maanso Baroor-diiq ah oo uu ugu magac-daray TIIRKII DHACAY EE AAN UMADDA DHEERAYN, waxa uu ka tiriyey Geerida Allah haw naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf oo ku magac-dheeraa Cabdi-waraabe oo maanta aas qaran oo aan loo kala hadhin loogu sameeyey deegaanka TOON ee duleedka Koonfuree ee Caasimadda Hargeysa.

 

https://youtu.be/U1KLmcgQMqY