Daaw:-“Markii aynu Hargeysa ku qabanay waynagii wax isku khilaafnay markaas waxaan nidhi caqligu ha soo noqdee waar Sheekh inageeya” Dawladaha Hoose Ee Dalka Oo Kulanmuhiim Ah Ku Leh Sheekh

Sheekh(Slpost)-maayarada iyo hogaanka sare ee dawladaha hoose ee dalka oo ay waheliyaan wasaarada waxbarashada iyo haayadaha taakuleeya dawladaha hoose ee dalka ayaa kulan muhiim ah ku leh magaalada jawiga fiican ee Sheekh
https://youtu.be/PXvnIZrcO-I