Cunsuriga wayn ee Reer Ameerica Donald Trump oo Aflagaadeeyay Somalida

Somalida Maraykan Dagani Waa Qaxoonti Doonaya Inayku Biiraan…….download

Donald Trump ayaa  hadal uu jeediyay ku sheegay inay somalidu yihiin
qaxoonti doonaya inayku biiraan Daacish

Sidoo kale  waxa uu dhaliilay qaabka loosoo galo wadanka
maraykan isaga oo cambaareeyay siyaasada Barack Obama iyo xisbigiisa.

MR. Trump waxa uu ku celiyay  in muslimiinta laga mamnuuco gabi ahaanba
wadanka maraykanka.

DHanka kale Hillary Clinto ayaa ka hadashay waxaana ay eedaysay halada cunsuriyadaysan
ee mr Trump