Culimada Dalka Oo Wadajir U Saxeexay In La Joojiyo Xeerka Baananka

Hargyesa(Slpost)-Holdoorka culimada dalka ayaa saxeexay in gabi ahaanba golaha wakiiladu uu joojiyo xeerka baananka oo samaynaaya ribo, taas oo ka soo horjeeda shareecada islaamka iyo guud ahaan dastuurka Somaliland, waxa sidan warbaahinta u xaqiijiyay xidhibaan Siciid Maxamed oo ka tirsan gudidii gaarka ahayd ee loo saaray xeerkaas.