Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland oo Lagu Qalabeeyey Agab Isgaadhsiineed Casri ah

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka ilaalada xeebaha JSL ayaa tababar la xidhiidha isgaadhsiinta casriga ee ilaalada xeebaha magaalada Hargeysa ugu soo gabagabeeyay toban xubnood oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha. Tobababarkan oo u socday mudo shan iy toban Cisho, ayaa lagu tababaray qalab isgaadhsiineed oo casri ah wax badana ka tari doona hawlgalada ilaalinta xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa uu taliyuhu sheegay in uu tababarkani noqon doona mid sii socon doona.

Warkan oo faahfaahsan halkan kaga bogo

 

 

Somalilandpost, Office, 2015