Cibaadooyinka Fadliga Badan- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Somalilandpost Waxa uu  halkan idiinku soo gudbinayaa muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay CIBAADOOYINKA FADLIGA BADAN, Waxana soo jeedinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Muxaadaradan ayuu sheekhu dhawaan bishii Ramadaan uu ka jeediyay Masaajidka SALAAM ee Magaalada Hargeysa.

 

KA FAA’IDAYSI WANAAGSAN

https://youtu.be/H3ZAEApFAYY