Ceerigaabo: Xukuumadda Oo Cafis U Fidisay Maxaabiis

Ceerigaabo (SL.Post) Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay cafis ku sii daysay Maxaabiistii Puntland ee lagaga qabtay dagaalkii ka dhacay bariga gobolka Sanaag oo ku xidhnaa magaaladda Ceerigaabo.

 

Maxaabiistii Puntland ee lagaga qabtay dagaalkii ka dhacay bariga sanaag dhowaan oo ku xidhnaa magaaladda Ceerigaabo oo hore loo sii daayey sadex ka mid ah, ayaa galabta laga sii daayey afartii hadhay  jeelka magaaladda ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, halkaas oo ay ku xidhnaayeen in muddo ah.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa