CAWKE iyo MADASHA SIYAASIGA: Barnaamij Cusub la filayo

Waa Barnaamij  dhawaan la baahin doono, kuna saabsan  Ururada siyaasadda ee Guulaystay (6 urur) oo weriye Axmed Xasan Cawke Goddoomiye walba  waydiin doono su’aalo aad u xiiso badan oo ku saabsan Noloshiisa, goorta uu siyaasadda ku biiray, waxbarashadiisii, iyo su’aalo badan oo shakhsi ah.

BAL NALA DAAWO

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net