“Cali Xoor-Xoor Wuxuu Qabtay Qarin Mayno, Waanu Qiraynaa” Maxamuud Xaashi

Berbera  (SL.Post) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibadii uu xilka ku wareejinayay Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed waxa uu sheegay in  Cali Xoor-Xoor kaalin muuqata ka qaatay horumarka Dekeda Berbera.

 

 

 

maxresdefault

 

 

 

 

 

 

 

 

“Waxaan leeyahay Cali Xoor-Xoor (Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera) wuxuu Dekeda ka qabtay waanu qiraynaa, qarin mayno oo wax wanaagsan buu ka qabtay. Masuuliyadaana si Odaynimo iyo mudakarnimo ayuu qarankan ugu shaqeeyay, wuu ku mahadsan yahay waanan ku hambalyaynaynaa.” ayuu yidhi Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost. Hargeysa